Nothing found
Thank you! Your submission has been received!
Oops! Something went wrong while submitting the form.

Mareykanka sidee ayaan u bixin karaa PrEP?

Gilead waa shirkada sameyso Truvada, nooca kaliya PrEP ee hadeer lagu ansixiyay Mareykanka. barnaamijka Hormarinta Helitaanka Gilead wuxuu taageeraa dadka sida ay u qorsheeyaan shirkadaha, barnaamijyada caawinta, iyo caqabadaha dhaqaalaha ee lagu helayo PrEP.

Waxaad ka soo wici kartaa 1-800-226-2056 inta u dhaxeyso 9:00 a.m. iyo 8:00 p.m. EST ama riix halkaan wixii warbixin dheeraad ah.